Judkins Park Station Access Project

Mashruuca Gelista Boosteejada (Saldhiga) Judkins Park

Guudmar

Boosteejada tareenka fudud ee Judkins Park waxaa la qorsheeyey in la furo 2025 gudihiisa. Si tan loogu diyaar garoobo, waxaan 2019 waydiiney bulshada sida aaga loog dhigo amaan oo ay sahlan tahay marinkeeda Marka waxaan sameyney Cilmi baaris Marinka Boosteejada Judkins Park. Waxaan ka bararnay wax badan. Tusaale ahaan, Buurahaha taga Marinka Sound wuxuu u baahan yahay naleyn si dadku ugu socdaan, ku ordaan iskuutarka ku koraan ama ku wataan baaskiilka si nabad ah. Waxaanu haatan xaqiiijin karaan in dhamaan isbadaladaas ka tarjumayso waxa bulshadu rabto iyo waxayna garabsiinaysaa boosteejada cusub ee tareenka fudud. Oo ay weheliso lacagta aanu ka helnay Barmaaninka Maalgalinta Helitaanka Nidaamka ee Sound Transit,waxaanu dhisikarnaa mashaariicdan:

  • Casriyeynta waafaqsan ADA (shuruucda naafada) meelaha lagu socdo
  • Jaranjaro cusub oo ku taal Hiawatha Pl S
  • Naleyn Buuraha taga Sound Trail

Wacyigelinta Bulshada

Booqo mareegtan (websetykan) hadii haad rabtid xog cusub oo ku saabsan mashruuca. Waxaanu ku dareynaa alaabta xiriirkeena qaybtan si'aad u aragto ogeysiisyada dhismayaashan oo kale ah.


Khariidada Mashruuca

Naleynta Dhabaha Cusub ee Judkins Park iyo Isku-Xirka Jaranjarada Hiawatha

Khariidada Buuraha taga Dhabaha Sound ee dhex maraya aaga Judkins Park

Furaha Khariidada

Nalalka jira ee raaca dhabaha lagu lugeeyo

Naleynta Jidka Cusub

Irida Boosteejada ee Judkins Park

Isku xir xirka jaran-jarada Hiawatha


Jadwalka

  • Qorshaynta
    • Deyrta 2019-Guga 2021
  • Nakhshad
    • Guga 2021 -Deyrta 2022
  • Dhismaha (Jadwalku waa isbadli karaa iyadoo ay saameynayso xaaladaha cimilada)
    • Jiilaal 2023-Deyrta 2023
  • Furitaanka Boosteejada Judkins Park
    • 2025

Maalgelinta

  • Helitaanka Deeqda Maalgalineed ee Nidaamka Sound Transit
  • Canshuur si loo dhaqaajiyo Seattle

Transportation

Greg Spotts, Director
Address: 700 5th Ave, Suite 3800, Seattle, WA, 98104
Mailing Address: PO Box 34996, Seattle, WA, 98124-4996
Phone: (206) 684-7623
684-Road@seattle.gov

Newsletter Updates

Subscribe

Sign up for the latest updates from Transportation

The Seattle Department of Transportation (SDOT) is on a mission to deliver a transportation system that provides safe and affordable access to places and opportunities for everyone as we work to achieve our vision of Seattle as a thriving, equitable community powered by dependable transportation.