Greenways in Soomaali

Seattle waxay ku hawlan tahay dhismaha shabakadda neighborhood greenways.  Neighborhood greenways waa jidad ammaan, daggan oo laguugu talogalay adiga, qoyskaada iyo deriska.  Jidadka baabuurta ku yar tahay iyo xawaaraha, greenway wuxuu:

  • Horumarin karaa ammaanka
  • Dadka ku kaalmeyn karaa in ay ka gudbaan jidadka baabuurta iyo dadka ku badan yahiin
  • Baabuurta kula taliyaa in aysan isticmaalin jidadka xaafadda iyaga iska ilaaliya jidadka waaweyn.
  • Badbaadin karaa xaaladda dagganaashada ee xaafadahena
  • Hoos u dhigaa xawaaraha
  • Dadka geeyaa meelaha ay rabaan in ay tagaan sida beeraha, dugsiyada, dukaamada iyo makhaayadaha

Neighborhood greenways kuma daraan leemanka baskiilada, waana yar yahiin, haddii ay jiraan, saameynta jidadka baabuurta la dhigto. Inta badan waxaa maalgeliya Canshuurta Bringing the Gap ay cod bixiyeyaasha ogoladeen muddada sagaalka sanno. SDOT waxaa soo gaaray codsiyo badan oo iyaga la xariira.  Dhab ahaan, dad badan oo xaafadda daggan waxay aad ugu riyaaqeen in ay bilaabeen Seattle Neighborhood Greenway si loo geeyo xaafadooda.

Current Projects

Recently Completed Projects

 

WADEYAASHA BASKIILADA

Waddo ammaan ah oo ka raax badan

DADKA DAGGAN

Jid daggan iyo buslho badan

WADEYAASHA

Jid ammaan ah, ka daggan, in badan la saadaalin karo

SHACABKA LUGTA

Dhinacyada lagu socdo oo ammaan ah iyo taraarax

Sharaxaadda

Neighborhood greenways waxay ku bilowdaan aasaas wanaagsan iyo waxay sameyaan hagaajin yar oo ku biiriya kala duwanaan weyn. Xaafad kasta waa gaar, hase ahatee, waxaa jira dhowr qodob greenwa oo caadi oo aan u isticmaali karno meel kasta.

  1. Baddal xawaaraha la ogol yahay ilaa 20 mph
  2. Ku dar hal hakiyaha laamiga jidka halkii blog
  3. Ku dar segnaalaha iyo calaamadaha lagu sameeyo laamiga si dadka loogu kaalmeeyo in ay helaan meesha ay u socdaan.
  4. Ku dar isugeynta fidinta garabka jidka, nalal dhakhso u hilaaca, meelaha dadka maraan, bartamaha jidka kala gooya, ama segnaalaha baabuurta ee isgoysyada baabuurta ku badan tahay.
  5. Ku dar segnaalaha joogso meelaha laga gooyo greenway
  6. Dhinacyo lagu socdo oo wanaagsan iyo jidad kuna dar taagagga lagu koro garabka jidka.

Children with balloons

Tilmaamaha ku saabsan Sida Loo Isticmaalo Neighborhood Greeways

Socdeyaasha

  • U hoggaansan calaamadaha baabuurta iyo segnaalaha.
  • Raac calaamaha si ugu sgnaato greenway.

Wadeyaasha Baskiilka

Baabuureyda

  • Iska fiiri socdeyaasha iyo kuwa wada baskiilada.
  • U hoggaansan dhamaan calaamadah baabuurta iyo segnaalaha.
  • Marka aad gadaal uga baxeysid jidka yar ee laga galo guriga, mar kasta iska fiiri gadaal, midig iyo bidix ka hor inta aadan dhaqaajinin baabuurkaada.
  • Yareey xawaaraha marka aad ka gudbeysid isgoyska ama marka la leexanaayo.
  • Waa hagaag in baabuurka lagu kor wado calaamadaha laamiga baskiilka.
  • Ka hor mar qof ku socda baskiil adiga oo ku dhaafa xawaare ammaan ah iyo haddii ay jirto masaafo ammaan ah oo lagu dhaafo, ugu yaraan saddax cag.

Children on bikes

 

Transportation

Greg Spotts, Director
Address: 700 5th Ave, Suite 3800, Seattle, WA, 98104
Mailing Address: PO Box 34996, Seattle, WA, 98124-4996
Phone: (206) 684-7623
684-Road@seattle.gov

Newsletter Updates

Subscribe

Sign up for the latest updates from Transportation

The Seattle Department of Transportation (SDOT) is on a mission to deliver a transportation system that provides safe and affordable access to places and opportunities for everyone as we work to achieve our vision of Seattle as a thriving, equitable community powered by dependable transportation.