Bilaabista ganacsi

Illustration of a plant store with lots of greenery and two individuals conversing.

This content has been professionally translated in other languages.

Este contenido ha sido traducido profesionalmente a otros idiomas.

此內容已被專業翻譯成其他語言。

Nội dung này đã được dịch chuyên nghiệp sang các ngôn ngữ khác.

Qoraalkan waxaa si xirfad leh loogu turjumay luqado kale.

Ang nilalamang ito ay propesyonal na isinalin sa ibang mga wika.

이 콘텐츠는 전문적으로 다른 언어로 번역되었습니다.

ይህ ይዘት በሙያዊ በሌሎች ቋንቋዎች ተተርጉሟል።

  • Liiska hubinta ee furitaanka ganacsiga
  • Furitaanka goobtaada ganacsi ee cusub
  • Nidaamyada loogu talagalay bilaabista ganacsi
  • Barnaamijka oggolaanshaha degdegga ah
    • Iyadoo lala kaashanayo Waaxda Dhismaha Iyo Baaritaanada ee Seattle, waxaan ka caawinaa ganacsiyada yaryar ee u qalma oggolaanshaha goobaha ganacsiga iyo adeegyo degdeg ah. Waxaan bixinaa caawimaad ku saabsan xog-baarista baahiyaha dhismaha, hagidda oggolaanshaha hore, iyo oggolaansho degdeg ah.
  • Hagaha Ganacsiyada Yaryar
    • Kani waa hagaha ganacsiyada yaryar oo ah ururin kheyraad ah oo qeexaya tallaabooyinka lagu bilaabo laguna maamulo ganacsi gudaha gobolka Washington, oo ay ku jiraan macluumaadka ku saabsan qorshayaasha ganacsiga, mushaar bixinta, furitaanka, socodsiinta, kobcinta, iyo xiridda ganacsigaaga.
    • Hagahaan wuxuu diyaar ku yahay luuqado dhowr ah iyo far-qoraalka indhoolayaasha.
  • Maktabadda barnaamijka ganacsiga
    • Maktabadda barnaamijka ganacsiga ee Seattle Public Library’s waxay bixisaa fasallo bilaash ah, nadwooyin, iyo taageero ka timaada maktabadleyda ganacsiga si ay uga caawiyaan xog-baarista, qorsheynta, iyo siyaado.
  • Xirmada Nidaamka Wax-ka-Beddelka Ijaarka Ganacsiga
    • Qalabka Wax-ka-beddelka Heshiiska Kirada wuxuu bixiyaa macluumaad iyo dukumeentiyo tusaale ah si uu uga caawiyo ganacsiyada yaryar iyo ururrada aan macaash doonka ahayn inay kala xaajoodaan xaaladda kiradooda mulkiilaha dhismaha ganacsiga.

Economic Development

Beto Yarce, Director
Address: 700 5th Ave, Suite 5752, Seattle, WA, 98104
Mailing Address: PO Box 94708, Seattle, WA, 98124-4708
Phone: (206) 684-8090
Fax: (206) 684-0379
oed@seattle.gov

Sign Up for Latest Updates

Subscribe

Our core purpose is leading projects and making investments that open up access to economic opportunities, reduce the racial wealth gap, and encourage innovation and growth.