Buugga Hagidda Ganacsiyada Yaryar

Illustration of a blue barber shop with two individuals conversing.

This content has been professionally translated in other languages.

Este contenido ha sido traducido profesionalmente a otros idiomas.

此內容已被專業翻譯成其他語言。

Nội dung này đã được dịch chuyên nghiệp sang các ngôn ngữ khác.

Qoraalkan waxaa si xirfad leh loogu turjumay luqado kale.

Ang nilalamang ito ay propesyonal na isinalin sa ibang mga wika.

이 콘텐츠는 전문적으로 다른 언어로 번역되었습니다.

ይህ ይዘት በሙያዊ በሌሎች ቋንቋዎች ተተርጉሟል።

La cusboonaysiiyay Agoosto 2026

Buug-gacmeedkayaga Ganacsiga Yaryar waxaa loo diyaariyey inuu ku taageero adiga oo ah milkiile ganacsi yar, si uu kaaga caawiyo kobcinta iyo guusha ganacsigaaga.

Buuggan wuxuu sharraxaa xeerarka iyo shuruudaha hawlgelinta ganacsi ee Seattle, iyo sidoo kale King County iyo Gobolka Washington. Wuxuu soo bandhigayaa khayraadka la heli karo, haddii aad bilaabayso ganacsi cusub ama aad raadinayso siyaabo aad ku ballaariso.

Waxaan halkaan u joognaa inaan ku caawinno. Haddii aad qabto wax su'aalo ah ama aadan garanayn meel aad ka bilowdo, fadlan la xidhiidh xafiiskayaga.

Magaalada Seattle waxay ku dhiirigelinaysaa qof walba inuu ka qaybqaato barnaamijyadeeda iyo waxqabadyadeeda. Haddii aad u baahan tahay caawimo, tarjumaad, taageerada naafada, ama macluumaad qaab kale ku baxa, fadlan kala xidhiidh xafiiskayaga (206) 684-8090 ama OED@seattle.gov.

(Fiiro gaar ah: Waxaan cusboonaysiinaa macluumaadkaan hal mar sannadkii. Fadlan la xidhiidh xafiiskayaga haddii aad hesho macluumaad khaldan.)

Economic Development

Beto Yarce, Director
Address: 700 5th Ave, Suite 5752, Seattle, WA, 98104
Mailing Address: PO Box 94708, Seattle, WA, 98124-4708
Phone: (206) 684-8090
Fax: (206) 684-0379
oed@seattle.gov

Sign Up for Latest Updates

Subscribe

Our core purpose is leading projects and making investments that open up access to economic opportunities, reduce the racial wealth gap, and encourage innovation and growth.