Macluumad la turjumay
Si aad u soo gudbiso cabasho ama aad u waydiiso su'aalo ku saabsan ku xadgudubka guryeynta Seattle, dhismaha, isticmaalka dhulka, iyo sharciyada qaylada, garaac Waaxda Dhismaha iyo Kormeerka Seattle (206) 615-0808.
Macluumaad ku saabsan milkiilaha, kiraystaha, iyo xeerarka guryaynta kirada, eeg website-ka Kiraynta ee seattle.gov/rentinginseattle. Haddii aad qabto su'aalo ku saabsan milkiilaha Seattle, kiraystaha, ama xeerarka guryeynta kirada, garaac khadka caawinta Kirada ee Seattle (206) 684-5700.
Waxaan heynaa macluumaadka soo socda oo aad ku heli karto luqadaada.
af Soomaali (Somali)
- Gurigaa Dayactir
- Goorta iyo Sida Warbixinta Ku Xad-gudubka Xeerka Loogu Gudbinayo SDCI
- Miyaad U Baahan Tahay Shati Ganacsi?
- Sharciga Eegitaanka iyo Diwaangelinta Ijaarka kormeerka
- Waxaad SDCI kala xiriiri kartaa
- Macluumaadka Eegitaanka Ijaarashada
- Adeegyada U hogaansanaanta Xeerarka
- deriska kuwa ogaadaw
- Shuruudaha cusub ee Bixiyaha Adeegga Geedka oo dhawaan imanaya!
- Waxaa lagaa doonayaa in kormeer lagu sameeyo kuleyliyaha biyaha labadii sanaba mar.