| English | Espanol | Francais | Italiano | русский язык | 日本語 | 中文 | 中文(简体) | Somali | Tagalog |
![]() |
GOOBTA AY KU TAAL Iyada oo aasaaskeedi hore u ahaa 1869, Magaalada Seattle waxay ku taaalaa Gobolka Washington ee gacanka Puget Sound, waxay 113 mayle (182 km) u jirtaa xadka Mareykanka iyo Kanada. Seattle waa ubacda ganacsiga, dhaqanka iyo teknoolajiyad sare , kana tirsan Woqooyi-Galbeed ee Mareykan Basiifik, ahna Magaalo-weyn oo dekad lagu yaqaan socdaalka Reer Yurub iyo Baayac-mushtarkeeda ku taala. Iyada oo ay ku meersan yihiin buuro iyo biyo, Magaalo-Weynta Seattle agagaaraheeda waxaa laga heelaa meelo qurux badan oo indhuhu-qabtaan iyo meelo badan oo fursad kuu siinaysa madaddaalo sannadka oo idil. ![]() Loolka: 47* 39' Waqooyi Bedka Dhulka: 84 sq mi (217 sq km) |
|
|